← All graduates
Class of 2026

Mobile Content Creation For Business 2
Hudda AddowHassan
Content creator at Astaan somtana
- Programme
- Mobile Content Creation For Business 2
- Graduated
- 2026
- Status
- Self-employed
- Based in
- Mogadishu
Magacaygu waa Hudda Hassan Addow. Waxaan ahay Content Creator iyo Full Barista leh 3 sano oo khibrad ah. Waxaan jeclahay hal-abuurka, storytelling-ka iyo samaynta content soo jiidasho leh. Waxaan abuuraa content ku saabsan shaqo, nolol iyo dhiirrigelinta gabdhaha. Hadafkayguna waa inaan xirfaddayda iyo fikradahayga u beddelo content dadka taabanaya.
