Astaan Academy
← All graduates
Safa abdirahman ali
Class of 2026
Mobile Content Creation For Business 2

Safa abdirahman ali

Special Needs Assistant at Mustaqbal Center for Special Needs

Programme
Mobile Content Creation For Business 2
Graduated
2026
Status
Employed
Based in
Mogdisho somalia

Waxaan ahay Content Creator hal-abuur leh oo dhiirran, kuna wanaagsan sawir-qaadista, muuqaal-duubista, tafatirka muuqaalada iyo abuurista content-ka baraha bulshada. Waxaan jeclahay inaan abuuro content soo jiidasho leh oo ka caawiya ganacsiyada inay xayeysiiyaan alaabtooda isla markaana ay xiriir wanaagsan la yeeshaan macaamiishooda. Waxaan xiiseeyaa hal-abuurka, barashada xirfado cusub iyo inaan fikradaha u beddelo content muuqaal ahaan soo jiidasho leh.